Gudoomiyaha Gobolka Banaadir oo Muqdisho kula kulmay Mr. Hugh Riddell (Daawo Sawirro)

Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cismaan (Eng. Yarisow), ku-xigeenka Maaliyadda iyo Xog-hayaha gobolka ayaa kulan la qaatay madaxa Bangiga Adduunka ee Soomaaliya Mr. Hugh Riddell. Waxana ay ka wada hadleen wada-shaqeynta iyo iskaashi ka dhexeeya hay’adda iyo maamulka gobolka sidii loo xoojin lahaa. Madaxa Bangiga Adduunka ee Soomaaliya Mr. Hugh … Continue reading Gudoomiyaha Gobolka Banaadir oo Muqdisho kula kulmay Mr. Hugh Riddell (Daawo Sawirro)